Xaasku shahwada ninkeeda ma iska ilaalinkartaa isaga oo aan ogeyn

Waa su’aal inta badan ay isweydiin karaan dadku balse ku saleysan diinteena islamka.
Waxaa jira xaasas sidaa ku dhaqma iyagoo is qiyaanaya laga yaabee in uusan guurkoodu ahayn mid ay ka leeyihiin u jeedo ah in ilaahey siiyo owlaad.
Waxaa marka hore haboon in laxuso in marnaba aysan naagtu iska ilaalin Karin biyaha ninkeeda hadiiba jimaac ama galmo dhacdo.
Uur qaadista Ilaah ayaa ayaa ku shaqo leh labada qof ee siku galmoonayana waxba kama badali karaan hadiiba mar la isku galmoodo sidaa daraadeed waxaa danbi wayn ah in naagtu ninkeeda ku qiyaanto cirbad ama si kale oo ay iskaga ilaalineyso biyaha ninkeeda.
Hadii aad isleedahay Uur maqaadaysid misaa sidaas uur ku qaaday iyagoon rabin in ay uur yeeshaan.
Hadii Ninka iyo xaaskiisu isku waa faqsanyihiin in aysan xiligaasi wax dhalin in kastoo ay tahay wax ay siku waafaqi karaan hadana wali meesha kama marna in dhalmada ama uurka uu ilaahey maamulo.
Mar Jawaabta su’aashaas oo gabar soomaliyeed ay nasoo weydiisay waxaan leenahay diintuna ay ka qabtaa in ay xaaraantahay in naagtu sameyso wax uusan ninkeedu raali ka ahayn oo aan ka ahayn Macsida alle.
Xaasku waxay xaq u leedhay in ay diido hadii ninkeedu yiraahdo aan kuu galmoodo iyada oo caadada cabta ama uu yiraahdo dabada aan kaaga galmoodo.

60 Comments

  1. Anonymous6/10/2011

    RG waxan raba in la iga jahil bixiyo somalida waxay tirahda ninka hadii u marwadiso uur 8 ama 9 bilood u galmodo hadhow aya waxay dhaaleysa cuunugi oo biyihisi{sperms]U madaxa kuwato.maxa kajira mise ma wax dhiib ayey ledahay hadii u sameyo sidasi?MAHADSANIT

    ReplyDelete
  2. galmada uurka xili kasta wax ma dhibayso haddii ay ku sallaysantahay qaab sax ah, qaabka ugu fiican oon ilmaha dhib soo gaaraynin waa dhinac dhinac ama foorarsi oo istaag xiga laakin haddii lugaha kor ay uu qaado uu dhamaan wada geliyo waxaa laga yaabaa inuu dhib u geysto ilmaha yar uurka ku jira

    ReplyDelete
  3. ninka hadii hadii uu gabadh meel aan far jiga ahayn biyo isaga keeno ma siiga

    ReplyDelete
  4. Xaaskaaga haddii ay tahay qofta aad ku samaynaysid falkaas siigo ma aha

    ReplyDelete
  5. Anonymous7/12/2011

    asc? hadii xaaskaga ilmo nuujineyso adiga naaska ma kadhuuqi karta madama u caano leyahay? mahadsanid

    ReplyDelete
  6. Xaaskaaga waad ka dhuqqi kartaa naaska xitaa haddii caano ay leedahay

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous7/11/2015

      A'aa dhuuqitaanka naaska caanaha leh diintu way xaaraantinimaysay

      Delete
  7. Anonymous7/13/2011

    Naas caano ka da'ayana see loo dhuuqayaa? Cunuggii iyo odeygiibaaba naaskii caano ka wada
    dhuuqaya. Yaab badanaa. kkkkkkkkkkk

    ReplyDelete
  8. Anonymous7/27/2011

    انا لله وانا اليه راجعون
    WALAALAYAAL WAXAAN AAD ULA YAABANAHAY SIDA AY U HADLAYAAN DADKAN LEH HADDI NINKAAGA KU DHAHO AAN KAAGA GALMOODO DABADA AMA ADIGOO CAADA QABA
    Taas waxaa dhihi kara oo kali ah nin aan islaam ahayn maxaa yeeley Qofka muslimka ah waxaa wajib ku ah in uu yaqaano diintiisa islamka hadduusan baranin waajibkii saarnaa ayuu diidey marka ma ahan in Gabadha uu qabo celceliso halkii uu asiga wax u shegi lahaa
    MARKA INTII AAD WAXAAS QORI LAHAYDEEN WAXAA IDIN HABOON IN AAD U SHEEGTAAN WAA JIBNIMADA NINKA SAARAN XAGGA RERKIIS IYO WIXII LA XIRIIRA DHAANKA IYO DHAQDHAQAGA GALMADA

    THANKS

    ReplyDelete
  9. ka wrn hadii ninku ogolyahay ka hor taga uurka diintu maxay ka qabtaa

    ReplyDelete
  10. Maxaad ka wadaa ka hortag ilmaha ???

    ReplyDelete
  11. Anonymous8/05/2011

    ASC Gabadha ninkeeda ma udhuuqi kartaa farjigiisa asagana ma u leefi karaa farjigeeda hadii ay labadooda isku ogal yihiin?

    ReplyDelete
  12. Anonymous8/07/2011

    asc aqyarta raxada guurka waxan idin weydiin lahay kawaran qof nin rag ah dabada aga tagay diintuna maxay ka qabtaa ?

    ReplyDelete
  13. Nin inuu u tago nin kale waa dembi aad iyo aad u weyn ummad oo dhan ayaa lagu halaagay, waa xaaraan ruuxi dembigaas galo Allaah ha u tawbad keeno, waa khatar oo aad u foolxun

    ReplyDelete
  14. Anonymous8/08/2011

    asc astaqfurulaah dheh walal waa arin adag qoom dhen ayaa lagu halaagay ilaahay ayaa u cadhooda ruux amarka ilaahay jabiya ilaahya waxuu inagu galadeystey dumar uu feedha nabigaa aaden ka abuuray ilaahay waxuuu dumarka inoosiiyey in aynu shah wadeena si xalal ah oogu gudano iyaguna sidoo kale inoogu gutaa waa fadli ilaahay markaaas qofkiii meesha ilaahay oogu tala galay meel aan ahayn aada waa xad gud bay tan raga ah iyada iskaba daa ilaahay ha inaga koriyee qofkii denbi gala ilaahay ha u toobad keeno waa bil barakeysan ilaahay bari denbi dhaaf kana shaleytoo qofkastoo waxii denbi aad gashay ilaahay ha ina cafiyo dhamaanteen aaamin aamin asc

    ReplyDelete
  15. Anonymous8/10/2011

    ASC walalayal wxaa ALLAH ha laga cabsado waxa hubaal ah in sualahan manta batay gar ahan dhalinta ee ah naag dabada ma looga tagi karaa ama ninba ay ay tahay dhaqamada galada adunka ku fasahadinayaan caqli gaab oo dhana laga dhahdiciyay in ragu nag ka marmi karo ama nagtu nag ka marmi karto ama meshi ALLAH kugu talo galay me an ahayn ad adid wlal aa faxisho waa xumaan wxaa lagu mutaystaa ciqaab daran iyo halag waxa laga dhaxlaa cuduro iyo balaayo an la aqoon waxaa manta culimada cilmu nafsiga isku racen qofka wasaa sameeya wxa ku dhaca quqdad nafsi aan daawo lahayn AIDS CANKAS iri balayo xumantas ba hor seeday qoomu luud oo lagu halaagy arinkaas may qabin AIDS mmarka ka fogow xumaha ee jidkii ALLAH KUGU TALA GALAY qaad ALLAHBA INAGA OG WIXI dan inoo ah waxi dhib inoo keenayan inoo diiday XAWA adam looma abuureen ahadii nin ks msrmi karo nag ama nagi nin ka marmi karto qofka xumaas saeemya ma dareemo raaxo iyo daganaan waxaa mesh aka maqan xikimadii allah gurka u abuuray ee guursada dumarkana ooga taga meshi ALLAH idin amr

    ReplyDelete
  16. ASC waxaad moodaa in ay manta badatay suasha ah nin nin dabada ma oga tagi karaa ama naagba waxana oganahy in diinteena islamka ay xaarantinimaysay arinkas waxana lagu mutaa ciqaab adag iyo halaag qoomu luud baa lagu halaagay xumantas hadii laga dhahdiciyay nin nag wuu ka marmi karaa ama nag nin way ka marmi kartaa ama mel an ALLAH kugu talo galin taxa laga radsho waa been ALLAH nabi adam kaligii markuu abuuray XAWA buu feedhiisa ooga jexay si uu u weheshado oogu dago ALLAH na abuuray ba naga og maslaxada wixii aan dani nogu jirin noo diiday waxaa laga nabi MUXAMAD CSW wuxu no shegay in umadii xumanta iyo zinada banaysata lagu salidi doono cuduro iyo balaayo umadihii ak horeeyay an ka jirin AIDS iyo cudurada aduunka manta dashaday dawana loo layahay may jirayn xiligii qoomu luud faxishada ka digtonow wlal kana dheero wixii ALLAH kuu diiday wuxuu kuu ogol yahayna samee sas bad ku liibani xuduuda ALLAHNA yaan la talaabin ciqaabka ALLAH ha lasyka jiro cidii xuduuda ALLAH tilowda caqaab adun iyo mid akhiraba waa marayaa ALLAH ha na xifdiyo AMIN

    ReplyDelete
  17. Anonymous8/15/2011

    Suaal ayaan qabaa bahda raaxada guurka ma ku heshiin karnaa aniga ninkeyga in aanan uur u qaadin hadiise uu iga ogolaado shareecada maxey ka qabaa

    ReplyDelete
  18. ku heshiinta uur qaadid la'aanta waa labo nooc mid ilmo aan la dhalaynin marnaba waxaa la adeegsanayaa dawo haddii la istecmaalo aan weligii la dhalaynin taas waa xaaraan
    midda kale waxay tahay mid duruuf ku xiran oo dib loo dhigayo oo waqti ku xiran middaas waa la ogol yahay

    ReplyDelete
  19. Anonymous8/17/2011

    asc wr wb illaah xaqa kama xishoodee waxaan idin weydiiyay hadii ninkeeyga uu iga salaaxo kinyirka sidaasina aan ku dareemo macaani anigoo dhan igariiriso madabibaa asc

    ReplyDelete
  20. Ninkaaga waa xalaalkaaga gacantiisa kintirkaaga waa ku salaaixi karaa wax dembi ah kuma jiro

    ReplyDelete
  21. Anonymous8/17/2011

    ASC walaal suaal ayaan qabaa dami miya in naag dabada ama futada laga leefo oo xaarka laga leefo ama laga waso

    ReplyDelete
  22. naag futada lagama dhabi karo mana laga leefi karo

    ReplyDelete
  23. farjiga iyi futada farqi weyn ayaa u dhexeeya, farjiga in la leefo waa la isku khilaafay sida xoogga badan waa la leefi karaa laakin futada waa meel xaar ka soo baxo yaa kugu dhahay waa la leefi karaa ?

    ReplyDelete
  24. Anonymous8/25/2011

    alla silcayeeey! kuwani af adakaaa" dhintay! i kacay dhiiga i kacay, i tagay laba boqol i tagay! kuwani gabadh nimadii ayay i nacsiiyeenba

    ReplyDelete
  25. Anonymous8/25/2011

    Niikii nin u tago shareecada islaamka waa dil labadoodaba een mideeda kale waxaa dhahday waa banaantahay in ninka uu naagtiisa u leefo farjiga marka bal noo sheeg meesha lahu baneeyay iyo culimada baneeysay arintaan.

    ReplyDelete
  26. culimada hore banneeyey waxaa ka mid ah Caalim la oran jiray asbagh oo ka mid ahaa culimada maalikiyada waxaad ka heli kartaa hadalkan tafsiirka qurdhubi تفسير القرطبى سورة المؤمنون casrigan aan joogno culida qaar wey diideen qaarna way ogolaadeen qof kasta mas'alada si buu u eegay dadka diiday waxay leeyihiin meel najaaso ka timaado afka lalama aadi karo dadka kale iyaga waxay leeyihiin daliil xarrimaya lama hayo waxay qaateen qaacidada dhahaysa الأصل فى الأشياء الإباحة

    ReplyDelete
  27. Anonymous8/26/2011

    Ninka iyo xaaskiisa hadii ay kala maqan yihiin talefoon maka raaxaysan karaan. waxan kala joognaa laba wadan oo aad u kala fog. waxaana rabnaa in aan xaaraanta ka dheeraado runtii.

    ReplyDelete
  28. xaaskaaga way kuu bannaantahay inaad la sheekaysato aad kula raaxaysato taleefan, iska ilaali keliya afkiina in la fahmo

    ReplyDelete
  29. Anonymous8/27/2011

    waa mhdsanyihiin dhamaan bahda raxada gurka wl wxn nahy dhalin yar badan oo ka cabaneysa biyo ka yimaada markey sheekesanayaan ama la haasaawayaan jinsigooda kale markaa biyahaas xukunkoodu muxuu noqonayaa waanu ku muranaye naga jaahil saara waad mhdsantihiin.

    ReplyDelete
  30. biyahaas waxaa la dhahaa المذى madyi ama kuulato waa biyo dhacaan jiidmaya ah waa najaaso meesha ayaa kaa gaaran iska dhaq, biyahaas waxay soo bahaan qofka marka uu ka fakaro galmo nimanka iyo naagahaba way soo bahaan galmada ayay sahlaan

    ReplyDelete
  31. Anonymous8/27/2011

    Aad baa u mahadsantihiin ALLAH ha idiinku daro miizaanka xasaxaakda AAMIIIIIIIIIN

    ReplyDelete
  32. Anonymous8/27/2011

    walalayal wad salamatihiin marka hore waxan idin leeyahay all dadka muslimiinta mel kasto ay dunida ka joogan ciid mubaarak kulu cam wantum bikheyr. teeda kale walayal waxan wata wano kuna socota dhalinyarada siigeesata anika hadi an idin waramo waxan hada jiraa 19 sano wan siigesan jiray ila 17 wixi ka dambeyay ila malinkan biyahah isku arkay lakin muda hada laga joogo laba sano cml ma anan siigesan lakin wan riyoodaa halki isbuuc ama labadi isbuucba hal haben an sedex mar ama laba mar biya baxa janwao ahan runtii markan iska dhaafay seegada cafimadkega iyo kacsigeka iyo dhaq dhaqeyga xubnaha wax wayn ban ka daremay o cafimad ah marki hore waxan jecla in la iriix riixo lafa xanun lafaha marka istagayo we i daadanayan yacni qabababac aya ka yeeri jirtay dhabarka lafaha dham inta xibno o kala bax leh we i xanuni jirtay in an jucsado ayan jecla lakinmudan labadan sana ah o an xooga saaray kana dhaartay in an siigesto gacanteyda biya isaga keeno xita waxan daremay in u guskega korayo yacni usi wenaanayo wuuna dhidida markan riyada ku biya runtina biya badan aya ika baxa habenkan riyoodo subixiina caafimad mooye wax dhib ah an isku arko ma jirin waxaba ikaro darxad iyo ninka fax fax ah ayan noqda markan siigesan jirayneh waxan is dhahi jiray markan le bes wax maka dhibeso guskan in at ku biyo baxdo u kugu yaala runti wan arkay malin an siigestay 4 mar marka shanaad o an biyo dham iska waayay hadane wan ogahay dad in ay jiran o ay sas cml ku dhacday kow iyo laba ma ahan siigado wa cafimad daro wa dhib iyo rafaat iyo murugo tiiranyo leh qofkasto hadi an been sheegayo marki ad siigasato o ad biya baxdo ma shaleysa o inta murug ah aya ku qabata? siigada wa la iska dayn karaa HADII AD DOONEYSID IN AT SIIGADA ILOOWID AMA ISKA DEYSID RAAC WADADAAN WAN HUBA IN AY TAHAY WADA DHAB AH O GUUL LAGU GAARO.

    1)XUSUSNOW ALLE)

    2)QURAN AQRISKA BADI)

    3) U BADNOOW MASJIDKA)

    4)SALADA OOG)

    CILMIKA IYO CULIMADA DHEX GAL)

    5) KADHEEROW FAAXISHADA IYO FILIMADA XUN XUN)

    6) TALEFONKAGA AMA KUMBIITERKAGA HA GALIN FILIMIDA SEX AH AMA HA ISKU DAYIN IN AT KA DAAWATOU)

    7) TELKAGA HANOQDO MID AD KU HADASHID O AD WAX KHER AH KU SHEGTID IYO MAR AD QURAN AMA XADIITHYADA AD KA DHAGESATID

    8) HA FAGOW NAG KO HOR SOCOTO AMA HA SO HOR SOCOTO IN AT DABADEDA AMA NASAHEDA FIIRISID )

    9) GUURSO HADI AAD AWOODID)

    10) SOON. NABIGENA MUHAMED (SCW) WUXU YIRI HADI HADII AY SHAWADA KU GUBTO O ADAN AHEN XAASLE SOON WAD QABOOBESA)


    INSHA ALLAH

    WADADAS HADI AAD MARTID WAD HAGESA WADNE ILOWESA WIXI XUN O DHAM INSHA ALLAH WIXI AN QALDAY SHEYDAN KORKIISA AYEY AHADEN WIXI AN SEAXAYNE ALLAH HANAGA DHIGO KUWI RACA AAMIIN .......


    W/Q ABDULAHI MOHAMED ALI .

    KING_ABDALE@HOTMAIL.COM

    BAARAKALAH FIIKA

    ReplyDelete
  33. Anonymous8/29/2011

    mahad sanid Abdullahi

    ReplyDelete
  34. Anonymous8/29/2011

    asc

    waxaa jirta su'aal la idin waydiiyay oo aadan wali ka jawaabina.

    taasi oo an ninka iyo naagta is qaba ma ku heshiin karaan in naagta ninkeeda u dhuuqdo ninkana naagtiisa u leefo

    ReplyDelete
  35. Anonymous9/17/2011

    aww
    walaalayaal RG waxaan idin waydiinayaa in biyaha ay hore iiga yimaada markaan istiimiyo mudo ilaa 30 daqiiqo ah naagtayda markaan is idhaahdo u galmoo. kadibna waan daalaa oo seexdaa iyana iima sheegto imana istiimiso si aan ugu noqdo mar kale.Laakiin marar badan waxaan ka dareemaa wejigeed inay karahdo inaan u samayn waayay waxay rabtay. maxaa talo ah?
    waad mahadsan tihiin.

    ReplyDelete
  36. waxaa lagaa rabaa inaad fahanto xaaskaaga waxa ay rabto, ceebna ma aha inaad ka wada hadashaan sida aad samaynaysaan iyo sida ay ka hesho, naagaha waxay jecelyihiin istiinka dheer si ay u dareemaan kacsi daran

    ReplyDelete
  37. Anonymous9/25/2011

    marka hore waa iin salaamay , ee walaal macaan baranaamijkaaga aad iyo aad ayaa uladhacnay waana kumahadsantahat tasi in walbaa nosoo daanin magacaaga lakiin waxaa karajenenaa midkale cusub ah , dhamaadkii walaal iga gadoon salaan kasoo goday kashka iyo laabta , salantasoo kamacaan sida malabkii kana udgoon sida catarkii , waxaana karajenayaa midlamid ah oona raacsan magacaada

    ReplyDelete
  38. Anonymous9/29/2011

    xage laga soo akhriyay in hadi naasku caano leeyahay ninkuna dhuuqi karo cajiib oo ilmihi dhashay iyo ninki weyna ee cirada laha ayaa naaska wada jaqaya kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ReplyDelete
  39. dhalinyarada ISLAMKA10/02/2011

    asc wllyal wad mahadsan tihin kln hal sual waxan ku weydinaya taranka far maka geli kara nano ugu raxeynayo wscm

    ReplyDelete
  40. su'aashaada ma fahmin wa caddeyn kartaa fadlan?

    ReplyDelete
  41. Walaalo su'aasha ma cadda si fiican u qeex fadlan

    ReplyDelete
  42. Anonymous10/30/2011

    asc

    bacdu salaan waxaan idin waydiina xaaskayga inta qaab aan u isticmaali karo oo ii banaan iyo kan ugu fiican

    mahadsanidin

    ReplyDelete
  43. naagtaada qaab aad rabtid ayaad u isticmaali kartaa
    jiif istaag fadhi foorarsi
    midka fiican labadiina ayuu idinku xiranyahay waxa idinla fiican ayaad ku raaxaysanaysaan

    ReplyDelete
  44. Anonymous11/10/2011

    war hadii aad naagtaada oo irmaan aad nuugto wa ahooyadaaa ogaaw

    ReplyDelete
  45. Anonymous11/11/2011

    salan walaaloyaal waxaan idinsu aalayaa idinkoo mahadsan, galmada ilaa intee ayeey ugu fiican tahay ama qaadataa waqti ahaan. i mean 1hr or more mise kaba yar.

    ReplyDelete
  46. Anonymous11/11/2011

    su'aal baan qabaa akhii,
    waxaan ahy inan meel dhexaad ah 20 oon weli guursan, qurbaahana waan ku noolahay, waxaa dhacdey inaan dhunkadey gabarkale oo schoolkayga ah, waqtigaa waxaan ahaa 18yrs old, mudo ayaan is dhunkaneyney uun yacnii dhuuqmo afka ah. wax kale maanu sameen, ismaanu taaban, kabacdi 2sano ayaan xiriirkaas laheen, waxaan ku qasbey hooyadey inaan magaladan ka guurno waanan ku guuleeystey, anigoo ka dheeranayey dembiyaag, waan ogahay dumar inaanu dumar jeclaan karin lakiin gabarta saaxiibtey ayeey aheed aan wax wada dhigan jirney ayadaana igu bilowdey. markasta aan xasuusto waxaan dareemaa inaan dembi weyn sameeyey. dibna ugumaan noqon ee walaal waxaan idin su aalayaa xumaan intee le eg baan sameeyey??

    ReplyDelete
  47. Walaal towbad waxaa ay baabi'inaysaa dambi kasta marka Alle u laabo hana samaynin mar kale

    ReplyDelete
  48. taas dadka way ku kala duwanyihiin, waxay ku xirantahay awoodaada

    ReplyDelete
  49. Anonymous8/10/2014

    walaal waad mahadsan tihiin talada fiican ee guurka kusaabsa.waxaan ahay nin 3 dumar
    ah soo maray hada waxaan qabaa mid uun laakiin waxaan rabay inaan
    ogaado inay ay xaraan tahay hadii naagtaydu dakarka aga dhuuqdo oo ana
    kubiyo baxo afkeeda markaa talo igasiiya

    ReplyDelete
  50. walaal marka hore waxaa la isku haystaa inay banaantahay in bahalkaaga ay dhuuqdo iyo in kale adiga waxaad leedahay haddii aan ku biyabaxo, ma banaana in ninka xaaskiisa afkeeda ku biyabaxo , tusaale ahaan hargabka diifka lama oggola qofka inuu qof kale afka uga shubo waa wax qurun ah, biyaha raggana waa sidaas oo kale marka ha ku shubin biyahaaga fakeeda ee ugu shub meesha loogu talagalay

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous8/13/2014

      ang wey banaantahay kuma dhihin lkn waa wax laga fiicanyahay in la sameyo

      Delete
  51. Anonymous8/13/2014

    waa mahadsantihiin waano fcn waaye

    ReplyDelete
  52. xaaraan ma aha caanaha xaaskaaga haddii aad liqdo marka aad naaska ka dhuuqayso sidan waxaa qaba madaahibta afarta, qofka labo sana ka yar ayay caanaha saameeyaan laakin qof ka weyn waxba uma dhimaan

    ReplyDelete
  53. Anonymous9/21/2015

    ascww walaal waad mahadsantihiin 2 suaal ayaa qabaa oo ah shahwada raga iyo dakarka qoyaankiisa jimaaca kadib ma nijaas baa????

    ReplyDelete
    Replies
    1. Shahwada raga ka soo baxayso marka galmada la samaynayo waa daahir waa mad'habka xooga badan, mad'habka xanafiga wuxuu qabaa inay nijaaso tahay, sidoo kale qoyaanka galmada haddii uuna la soconin madyi isagana waa daahir, haddii madyi ay la socoto nijaas buu noqonayaa, raga qaar madyi kama timaado

      Delete
  54. walal after galmadawax yara kadib sababaha ey hawenku biyha qaar usoo celiyaan

    ReplyDelete
  55. sabaha keeno galamada kadib wax yar kadib in hawenku biyha so celiyaan

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post